Guri ku yaalla xaafad ka tirsan Muqdisho oo soo dumay & gurmad loo sameeyey (Sawirro)

Iyadoo roobab xoogan ay weli ka da’ayaan magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda ayaa waxaa isa soo taraya khasaaraha naf iyo maalnba leh ee roobabkaas ay sababeen. Dhisme ku yaalla xaafada Yuusuf Alkowneen ee degmada Boondhere ayay roobabku soo dumiyeen galabta waxaa lagu guuleystay dedaal dheer ka dib badbaadinta laba ruux oo ku hoos jiray burburka, kuwaasoo … Continue reading Guri ku yaalla xaafad ka tirsan Muqdisho oo soo dumay & gurmad loo sameeyey (Sawirro)